Magaalada Kismaayo oo lagu wado in maalinta Khamiista ah ay ka dhacdo Doorshada Madaxwayneha Maamulka Jubblanad ayaa cawa lagu soo roogay bandow soconaaya mudo sadex cesho ah.
Halkaan Ka Aqriso warka qoraalka ah ee ka soo baxay laamaha Ammniga Jubbland


