Faah faahin :-Qarax Xoogan oo ka dhacay Magaalada Boosaaso

0

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Boosaso ee Gobolka Bari ayaa sheegaya in Qarax miino oo khasare sabaaby manta halkaasi lagula egtay Ciidamo ka tirsan Maamuka Putland.

Qaraxan ayaa lala eegtay Ciidamo ka tirsan Mamulka Putland oo la socday Gaari nuuca raaxada ah xili uu marayay bartahamha magaaalada  Boosaaso, waxaana la sheegay in khasare kal duwan uu ka geestay.

Inta la xaqiijiyay laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Putland ayaa ku dhaawacntay,waxaaana dhawacooda loo qaaday Isbitaalka wayn eee maglada Boosaaso.

Maalimii aynu ka soo guudbnay ayaa magaalada Boosaaso waxa ku soo badanayay Qaraxyada miino ee lala beegsanayo Masuuliyiinta iyo Ciidamada  Maamulka Putland, waxaana Qaraxyda intooda badan sheeganayay Kooxda Daacish ee ka dagaalanta deegano ka tirsan Putland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here