Wararka naga soo gaaraya degmada Baardheere ee Gobolka Gado ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska ee halkaasi ka hawlgala ay toogtetn Haweeney la sheegay in ay is Qarxin rabtay.
Ciidamada ayaa sheegay in Haweneydan ay wadatay Gaari islmarkaana ay doonesay inay isku Qarxiso Saldhiga Booliiska degmada Baardheere.
Warkaan waxii ku soo kordha kala soco halkaan

