Qarax ayaa goordhaweyd ka dhhacay magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaiya.
Qaraxaan oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay Degmadda Waabari ee Gobolka Banaadir.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal,Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amaanka ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa CID ayaa Qaraxa lagula eegtay Wadada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho.
ilaa haatan lama oga khasaaraha uuu dhaliyay qaraxa.

