Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Yariisow oo Geeriyooday

0

Waxaa galabta Magaaladda Doha ee dalka Qadar ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow.

Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Warbaahinta dowladda u xaqiijisay geeridda gudoomiyaha.

Marxuum Eng. Yariisow ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaaladda Doha ee Dalka Qatar, halkaasi oo Muddooyinkii dambe lagu dabiibayey, kadib markii uu ku dhaawacmay Weerarkii Shabaab ee ka dhacay Xarunta Aqalka Dawladda Hoose ee Xamar.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here