Ajaaniib Al-Shabaab u Dagaalamaysay oo Gacanta Lagu Dhigay+Sawirro

0

 

Ciidamadda Amaanka Maamulka Jubbaland, ayaa gacanta kusoo dhigay saddex ruux oo Ajaanib ah oo Xarakadda Al-Shabaab ka tirsanaa.

Saddexda ruux ee lasoo bandhigay  ayaa la sheegay inay u dhasheen dalka Tanzania ayna yihiin dagaalyahanada Ajaanibta ah ee Shabaab.

Saraakiil ka Tirsan Ciidamadda Maamulka jubbaland oo la hadlay warbaahintaa ayaa sheegay in warbaaahinta dib kaga sheegi doonaan xogaha ku saabsan xubnaha shabaabka ee lasoo bandhigay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here