Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya hoobiyayaal duhurnimadii maanta ku dhacay Degmadda Warta-nabadda ee gobolka banaadir.
Hoobiyaayasha ayaa ku dhacay meelo aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya oo ay ka mid yihiin iskuulka 15-ka May, iyo dhismayaal ay deggan yihiin siyaasiyiin.
Goobjoogayaal ayaa idaacada Simba u sheegay in jugta hoobiyaasha laga maqlay Degmaddda Warta-nabadda ee gobolka banaadir.
Ilaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay hoobiyaasha ku dhacay Degmadda Warta-nabadda ee Gobolka banaadir.

