Xiliga uu Furmayo Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug oo Ku Dhawaaqay

0

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa warqad ay soo saareen ku sheegay in Shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka qeyb-galayaan 356 Ergo oo Dhammaan Matalaya Beelaha Galmudug .

Warqdaan waxey ku soo adeysaa xili beeleha qaar ee daga deeganadda maamulka galmudug eey qadaceyn shirkaasi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here