Guddiga Madaxa bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa shaaciyay Liiska Magacyadda Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.
Liiska lasoo saaray ayaa ah 135-odey oo matalaya Beelaha ay ka kooban yihiin dadka Soomaaliyeed.





