Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay In ay Soo Afjartay Khilaafkii Galmudug+Dhageyso

0
Ra,isal Wasaaraha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay kulamo la qaatay Odayaasha,Waxgarada iyo Dhalinyaradda ku nool Degmadda Cabud-waaq ee Gobolka Galgaduud.

Kheyre ayaa sheegay in Xukuumddda Soomaaliya ay ku guuleysatay soo afjaridda Khilaafka Madaxda Maamulka Galmudug,islmarkaana dhawaan la qaban doono doorashadda Madaxda Maamulka.

Dhanka kale Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaaka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Shacabka Galmudug in ay la xisaabtamaan Madaxda Maamuka Galmudug.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here