Golaha Shacabka oo Cod u Qaadanaya Dhismaha Guddiga La Dagaalanka Musuq-masuqa.

0

Golaha Shacabka Barlamanka Federaalka Somaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ay cod ugu qaadayaan dhismaha guddiga la dagaalanka musuq-masuqa.

Sharcigaan lagu dhisayo guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka musuq-masuqa ayaa kasoo noqday golaha aqalka sare.

Sharcigan ayaa sharaxaya hanaanka loomarayo dhismaha guddi kasta oo ka midnoqonaya guddiga ladagaalanka musuq-maasuqa, iyo xubnaha ka midka noqonayo qaabka ay ku imaanayaa.

Barlaamaanka Soomaaliya ayaa kulankii ugu danbeeyay meelmariya sharciga maaraynta maaliyada qaranka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here