Maamulka Balihowd oo Ka Warbixiyay Dilal Ka Dhacay Deegaanka+Dhageyso

0

Macalim Maxamad Xasan Mire Gudoomiyha deegaanka Balihowd ee duleedka degmada guricel ee goblka galgaduud ayaa ka warbixiyey dagaal beeled deeganka ku dhex maray dhawaan labo meleeshiyo beeleed oo halkaasi wada daga.

Gudoomiyaha bali howd ayaa sheegay in labo ruux ay u xiran yihiin dilka saddex qof oo deeganka lagu dilay.

Godoomiyaha ayaa xusay in dilka 3 qof ay timid kadib markii ay Dhul ku murmeen taasina sababtay Geerida 3-qof.

Dhanka kale godoomiyaha Deegaanka Bali-howd ayaa sheegay in xaalad bini adanimo katagan tahay degaanka BaliHowd.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here