Faah-faahin;-Mid Kamid ahaa Ergadii Doorashadda oo La Khaarijiyay

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya, kooxo hubeysnaa oo dilay nin kamid ahaa Ergadii Doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka ee laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey,Ala Ha u Naxariisto Maxamed Maadey.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa fuliyay dilka,waxayna ka baxsadeen goobta uu dilka ka dhacay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here