Maxkamadda CQS oo Lagu Wareejiyay Kiiska Iska hor imaad Ka Dhacay Xamar Weyne+Dhageyso

0

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka, ayaa lagu wareejiyay baaritaankii ka dhashay Iska hor imaad labadii bishaan ka dhacay Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir.

Taliyaha Ciidamadda Asluubta Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac Goobe, oo maanta warbaaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay iska hor imaadkii Xamar weyne uu ku dhintay qof shacab ah iyo askari ka tirsan Ciidamadda Xoogga dalka Somaliyeed, iyadoo uu ku dhaawacmay Sarkaal kale iyo dad shacab ah.

Waxa uu sheegay kiiska haatan lagu wareejiyay Maxkamadda Ciidamadda Qalabka,islamarkaana ayada laga doonayo in ay go’aan ka gaarto.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here