Mas’uul ka Tirsanaa Maamulka Hir-shabeelle oo iscasilay+Sababta

0

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada Gobolka Hiiraan  ee maamulka Hir-shabeelle Cabduqaadir Maxamed Arwaax ayaa ku dhawaaqay Maanta in uu Xilkii iska casilay.

Shir Jaraaid uu ku qabtay Magaaladda Beledweyne ayuu ku sheegay in xilkii uu hayay muddo uu go’aansaday in uu iska casilo.

Sababta iscasilaadiisa ayuu ku sheegay arimo maamul xumo oo ka jirta Maamulka Gobolka Hiiraan sida uu Sheegay.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here