Xarakadda Al-shabaab ayaa ku dhawaaqday in maalinta beri oo Talaadada ah ay tahay maalinta koowaad ee Munaasabadda Ciidul Fidri.
Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay Magaalooyin iyo deegaanno dhaca Koonfurta Soomaaliya laga arkay bisha Shawaal.
Gobolada shabaab lagu arkay ayay sheegeen in ay kala yihiin Shabeelaha hoose, Jubooyinka iyo Baay iyo Bakool.

