Akhriso:-Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo Furmay+Ajendayaasha Kulanka

0

Waxaa goordhaweyd si rasmi ah u furmay kulanka 2-aad kalfadhiga 5-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

156 xildhibaan ayaa kulanka soo xaadirtay.

Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Kulanka maanta ayaa saacad dib u dhacay kadib markii la waayay kooramkii uu kulanka ku furmi lahaa sida uu sheegay Gudoomiyaha.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here