Guddoomiyaha Maxkamada Racfaanka Gobolka Banaadir warqad caawa xafiiskiisa kasoo baxday ayaa lagu amray in Gudoomiyaha Degmada Hodan Cabdiraxiin Dhagajuun uu Maxkamada hor yimaado si su’aalo looga waydiiyo eedeymo loo haysto.
Gudoomiyaha Degmadda Hodan ayaa loo haystaa in uu faragalin ku sameeyay kiisas yaala Maxkamadda Degmadda Hodan ee Gobolka Banaadir.


