War Deg Deg:-Hoobiyayaal Laga Maqlay Magaaladda Muqdisho

0

Tiro Hoobiyayaal ahaa ayaa goordhaweyd laga Maqlay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal hoobiyaasha ayaa ku dhacay Dagmada Warta Nabada ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Nawaaxiga Madaxtooyada Soomaaliya oo halkaas ku taala.

Laba kamid ah ayaa ku dhacay meel wax ka yar 20 mitir u jirta xafiiska madaxweyne Farmaajo, halka mid kale uu ku dhacay wasaaradda ganacsiga gaar ahaan xafiiska wasiiru-dawlaha.

Dhanka kale ilaa haatan lama soo sheegin wax khasaare dhimasho oo hoobiyaaasha ay geysteen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here