War Deg Deg:-Qarax ayaa Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho.

0

Qarax xooganaa ayaa Goordhaweyd ka dhaay Magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal qaraxaan ayaa ka dhacay Hotelka Maka Al Mukarama ee Magaaladda Muqdisho.

Ilaa haatan si dhab ah looma oga waxa qaraxa loo adeegsaday,balse jugtiisa ayaa inta maqlay Xaafaddo kamid ah magaaladda muqdisho.

wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here