Ganacsatada Soomaalida ee Qaadka oo Joojiyay Qaadkii Dalka Kenya.

0
Photo made July 23, 2013 shows Kenyan khat traders sorting their produce from their farms and awaiting consumers in a market in Nairobi. Khat -- called miraa in Kenya, a multi-million dollar (pound / euro) export business -- is the leaves and shoots of the shrub Catha edulis, which are chewed to obtain a mild stimulant effect. AFP PHOTO/SIMON MAINA (Photo credit should read SIMON MAINA/AFP/Getty Images)

Xili uu jiro khilaaf xooga oo u dhaxeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa arintaas ka hadlay Ganacsatada Soomaalida ee qaadka ka keensan jirtay dalka Kenya.

Ganacsatadda ayaa sheegtay in ay joojiyeen Qaadkii kaga imaan jirey dalka Kenya, sababo la xiriira difaaca dowladooda.

Gudoomiyaha Guddiga qaadleyda Somaliyed Qooje Maxamuud Qayliye  oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegay in go’aankaas ay qaateenn.

Waxa uu sheegay in suuqii ganacsiga ee Qaadka maanta wixii ka dambeeya ay u wareejiyeen dalka Itoobiya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here