Madaxda Hir-shabeelle oo Lagu Eedeeyay Duminta Maamulka+Dhageyso

0

 

Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Hir-shabeelle ayaa eedeen culus u jeediyay Madaxda ugu sareysa Maamulkaas.

Xildhibaan Duniyo Daahir Dhicisow  oo la hadashay idaacadda Simba ee Magaaladda Muqdisho ayaa sheegtay in cadaadis badan ay kala kulmayaan Madaxda Hir-shabeelle ay ugu horeyso Gudoomiye Ku-xigenka Baarlamaanka Hir-shabeelle Marwo Canab.

Waxa ay sheegtay in Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare uu bilaabay dhankiiisa in Ciidamo uu u adeegsado Xildhibaanadda.

Sidoo kale waxa ay sheegtay in amniga Hir-shabeelle uu aad u liito,islamarkaana ay xirmeen dhamaan wadooyinka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here