Dowladda oo Loogu Baaqay in ay La Xisaabtanto Maamul Goboleedyadda+Dhageyso

0

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaa   nka Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ugu baaqay in dabagal ku samayso dhaqaalaha la siiyo maamul-goboleedyada iyo halka ay ku baxaan.

Xildhibaan C/qaadir Shiikh ismaacil oo kamid ah Xildhibaanadda baarlamaanka oo la hadlay idaacadda Simba ee Muqdisho ayaa sheegay in dhaqaalo badan ay dowladda Dhexe siiyo Maamul Goboleedyadda balse aan la ogaan halka lagu bixiyo

Waxa uu sheegay in muhiim ay tahay in laga maarmo deeqaha beesha Caalamka laga helo,taasi badalkeeda maamul goboleedyadda loogu baahan  yahay In Goboladda ay maamulaan ay dhaqaalo kasoo saaraan kuwaasi oo la siinayo shaqaalaha iyo Ciidamadda maamul Goboleedyadda.

Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyadda ayaa dhowr jeer oo  hore isku qilaafay dhanka minaaniyadda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here