War DEG DEG:-Qarax Ka Dhacay Muqdisho

0

Qaraxa xooganaa ayaa goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Sida ay inoox aqiijiyeen goobjoogyaal,qaraxaan ayaa ka dhacay kasoo horjeedka Ex Hoteel Shabeelle gaar ahaan Kaalin lagu iibiyo Shidaalka.

Wixii kusoo kordha kala Simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here