Xarakadda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Gaari dagaal oo ah kuwa Dowlaha Caalamka ay Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ugu deeqaan.
Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay Sawirradda gaariga oo ah nooca Tow-ga ay ku qoran tahay astaanta Ciidanka Xoogga dalka ayaa waxaa laga taagay calanka madow ee Al-Shabaab astaanta u ah.
Shabaab waxa ay sheegeen in gaarigaan ay ku qabsadeen dagaal ay la galeen Ciidamadda Dowladda Soomaaliya,waxaana lagu soo bandhigay Gobolka Shabeelaha Hoose.





