Nin Hubeysan oo Muqdisho Lagu Dilay, Ragg Kale oo La Qabtay+Sawirro

0

Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd Magaaladda Muqdisho waxa ay ku dileen Nin Hubeysnaa iyagoo sidoo kale gacanta ku dhigay Labo kale oo la socotay.

Falkaan ayaa ka dhacay agagaarka Taalada Daljirka Dahsoon Degamadda Boondheere ee magaalada Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa idaaacadda Simba u sheegay in ninka la dilay, iyo labadda qabtay ay saarnaayeen Mooto nuuca Fikon,islamarkaana rasaas lagu furay.

Dhanka kale warar soo baxaya ayaa shegaya n ninka la dilay iyo labada nin ee la socotay ay doonayeen in ay dil geestaan,balse ay hor tageen Ciidamadda amaanka Dowladda Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here