War Deg Deg:-Toogasho Goordhweyd Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari ka tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo goordhweyd askari kale ku dilay Magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay afafka Hore ee Xarunta Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya oo ku taala Degmadda Shangaani ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal Labadda askari ayaa muran uu soo kala dhaxgalay,waxayna taasi keentay in mid kamid ah la dilo.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamadda amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysteen qabashadda askarigii falka geystay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here