Ciidamadda Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal ka Tirsan Xarakadda Al-shabaab.
Holwgalka lagu qabtay sarkaalka ayaa dhacay 18kii bishaan,balse mala shaacinin magaciisa.
Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.”
Hay’adaha ammaanka ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgaladda ka dhanka ah Alshabaab.

