Sarkaal Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Magaaladda Muqdisho

0

Ciidamadda Hay’adda Nabadd Sugidda iyo Sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee (NISA) ayaa gacanta ku dhigay Sarkaal ka Tirsan Xarakadda Al-shabaab.

Holwgalka lagu qabtay sarkaalka ayaa dhacay 18kii bishaan,balse mala shaacinin magaciisa.

Howlgal qorshaysan oo si taxader leh loo fuliyay ayaa Ciidamada Amaanku 18-ka bishaan, kusoo qabteen xubin hogaamiye u ahaa koox amniyaad ah oo ka howlgala magaalada Muqdisho.”

Hay’adaha ammaanka ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay howlgaladda ka dhanka ah Alshabaab.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here