Faahfaahin:-Dab Ka Kacay Goob Ganacsi Muqdisho+Sawirro

0

Faahfaahino dheeraad ayaa laga helayaa dab ka kacay goordhaweyd goob ganacsi oo ku taala Magaaladda Muqdisho.

Dabkaan ayaa ka kacay Goob Shidaalka lagu iibiyo oo ku taalla inta u dhaxeysa  Isgoysyada Soobe iyo Banaadir ee Magalada Muqdisho,gaar ahaan kasoo horjeedka xarunta wasaaradda Arrimaga Dibadda.

Sida naloo xaqiijiyay dabkaan ayaa baabiyay kaalinta shidaalka,wuxuu sidoo kale saameeyay goobo kale.

Waxaa socda dadaalo ku aadan sidii loo damin lahaa dabkaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here