Dowldda Kenya oo Soo Bandhigay Meydadka Ragii Weerarka Fuliyay+Sawirro

0

Dowladda Kenya ayaa soo bandhigtay Sawiradda Meydadka Ragii weeraray hotelka DusitD2 oo ku yaalla deegaanka Westland ee Magaaladda Nairobi ee dalka kenya.

Ciidamadda Sida gaarka u tabaran oo weerarka soo afjaray ayaa soo bandhigay Meydadka 4-nin oo hubeysnaa kuwaasi oo gudaha u galay hoteelka maalintii shalay,kadib qaraxyo dhacay.

Raggaan ayaa waxaa soo bandhigtay Kaamirada qarsoon ee loo yaqaano CCTV,oo ku dhagneed hareeraha Hoteelka.

Dhanka kale Dowladda Kenya ayaa sheegtay in weerarka lagu dilay 14-ruux oo shacab ahaa kuwasi oo hoteelka ku sugnaa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here