Dhageyso :- Dhalinyaro Ka tirsan Jabhada General Abuukar Xuud Oo Lagu Xiray Magaalada Baladweyne

0

warar ka imaanaya gobolka hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan in xalay  tiro dhalinyaro oo ka mid ahaa kacdoolka gobolka hiiraan ayaa waxa lagu xiray gudaha magaalada baladweyne

ilaa iyo sadax dhaliyaro ah oo shalay ka qeyb galay shir isbadal doon ah oo looga soo horjeedo maamulka koonfur galbeed ayaa waxa xalay la sheegay in xabsiga loo taxaabay islamrkaasna guryaha xalay lagala baxay

afhayeenka kacdoonka gobolka hiiraan ayaa cambaareeyay falkaasi lagu la kacay dhaliyaro aan waxba galabsan islamrkaasna uu sheegay in lagu xiray sifo sharcidaro ah

waxaana uu afhayeenku carabka ku dhuftay in caburis uu ka socdo magaalada

Halkaan Hoose Ka Dhgeyso Codka Afhayeenka Isbadal Doonka Hiiraan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here