Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Ethopia oo Lagu Qarxiyay Deegaanka Halgan

0

Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in Ciidamo ka tirsan kuwa Malatariga Ethopia Qarax Miino lagula eegtay deegaanka Halgan ee Gobolkaas.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka, qaraxa Miino ayaa haleelay mid kamid ah gaadiidka ay la socdeen Ciidamadda Ethopia.

Ciidamadda la qarxiyay ayaa isaga kala gooshayay laba saldhig oo ay ku leeyihiin daafadaha deegaanka Halgan.

Xarakada Al Shabaab ayaa durbadiiba sheegatay mas’uuliyadda qaraxaan lala beegsaday ciidamadda Itoobiya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here