Wararka ka imaanaya Magaaladda Dhuusa-mareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa ku waramaya in goordhaweyd uu qarax ka dhacay magaaladaas.
Qaraxaan oo wararka ay sheegayaan in uu fuliyay nin isa soo miidaamiyay ayaa ka dhacay Xiradda Enji oo mudooyinkii dambe lagu diiwaangalinayay Ciidamadii Ahlusuna ee la qareemayay.
Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

