Akhriso:-Jubba-land oo Ka Hortimid Go’aanka Dowladda ee Doorashadda Maamulka

0

Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku caddeynayso in dowladda federaalka Soomaaliya aysan Wax door ah ku lahayn hannaanka doorashada dhawaan ka dhici doonta Jubbaland.

Qoraalkaan ayaa yimid kadib markii xalay wasaaradda  Arrimaha Dibadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ay soo saartay 5-qodob oo loo marayo habraaca doorashadda Maamulka Jubbaland.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here