Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay in Doorashadda Galmudug Lagu Qabanayo Dhuusa-mareeb

0

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa mar kale war kasoo saartay Doorashadda Dowladd Goboleedka Galmudug ka dhacaysa.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in doorashadda Maamulka Galmudug ay ku dhacayso waqtiga loo qabtay oo ah 6-bisha July 2019-ka.

Dhanka kale Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf), ayaa dhankiisa sheegay in doorashadda Galmudug ay dhici doonto waqtiga lagu balamay,islamarkaana lagu qabanayo Magaaladda Cadaado.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here