War Deg Deg:-Axmed Woosh oo Goordhaweyd Lagu Dilay Muqdisho+Sawir

0

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay dil ka geysteen Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Dilkaan ayaa ka dhacay degmadda Waabari ee Gobolka Banaadir.

Sid aya inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo hubeysnaa ayaa dilay nin magaciisa lagu sheegay Axmed Cali Woosh oo ka Tirsnaa Nabadd Sugidda Soomaaliya sidoo kalana ahaa Gudoomiye Lameed.

Goobjoogayaasha ayaa sidoo kale sheegay in axmed laga toogtay qeybaha sare,islamarkaana uu goobta ku dhintay.

Raggii hubeysnaa ayaa goobta isaga baxsaday waxaana goobta ku sugan Ciidamadda amaanka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here