Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay Guddiga Badbaadinta iyo Soo Celinta Hantida Qaranka.
Guddigan ayaa ka kooban 11 xubnood oo ay ka mid yihiin 8 Wasiir, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Hanti dhowraha Guud iyo Xeer Ilaaliyaha.



