DEG DEG: Qarax Gaari Oo Goordhaw Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax gaari oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa ka dhax kacay gaari lagu dhajiyay oo yaalay Nawaaxiga Isgoyska Dabka ee Muqdisho.

Qof goobjooge ayaa Simba usheegay xiliga qaraxa uu dhacayay in qofkii watay uu gaariga Xiligaa saarneen. Lama oga ilaa hada khasaaraha rasmiga ee ka dhashay qaraxa iyo cida la doonayay in lagu khaarijiyo qaraxaasi lagu dhajiyay gaariga raaxada ah.

Ciidamo katirsan dowladda ayaa gaaray goobta.

Waxii kusoo kordha goordhaw la Soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here