Wararka War Deg Deg:-Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo oo Fashilmay By cadnaan kapul - Aralık 20, 2018 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan qoraal uu soo saaray ayaa lagu shaaciyay in laga Tanasulay Mooshinkii 9-kii bishaan laga keenay Madaxweyne Farmaajo.