War Saxaafadeed ay soo saareen Xildhibaano ka tirsan Badbaado Qaran ayey uga hadleen Xeriga dowladda soomaaliya ay kula kacday shiikh Muqtaar Roobow Cali (abuu Mansuur).
War Saxaafadeed Xildhibaanada Badbaado Qaran kasoo saareen ayaa u qornaa sidatan.
1. Afduubka lagula kacay Mukhtaar Roobow iyo xiisada ka taagan magaalada Baydhabo.
2. Dacwo ka dhan ah Ciidamada Amisom ee doorkoodii dhexdhexaadnimo lumiyay, siyaasada arimaha gudaha Soomaaliyana ku dhex milmay.
3. Booqashada Afawerki ee Magaalada Mogadishu iyo ujeedada ka danbaysa.
Xildhibaanadu mardhow ayay shir jaraa’id qaban doonaan inshaa’allaah.


