Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamo Xiray Wadooyinka Muqdisho, Iyo Ciidamo Cusub Oo lagu Soo Daadiyay…

0

Ciidamo katirsan dowladda Soomaaliya ayaa xalay saqdhaxe lagu soo daadiyay, waxaana Xiran dhamaan wadooyinka waaaweyn ee Dhax mara Muqdisho.

Madaxda Ethiopia iyo Eritrea ayaa Saacadaha soo socda soo gaari doono magaalada Muqdisho, oo laga dareemayo khilaafka Siyaasadeed ee madaxda dalka.

Sarkaal katirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Simba u Xaqiijiyay in ay xiran yihiin inta badan wadooyinka dhax mara degmooyinka G/ Banaadir, oo lagu wado in maanta magaalada soo gaaraan madax ka socota dowladdaha Ethiopia iyo Eritrea.

Dhanka kale Imaanshaha madaxdaasi ayaa waxaa magaalada Muqdisho laga dareemayaa mooshin laga gudbiyay Madaxweyne Farmaajo, oo wali aysan ka doodin Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxii warka kuso kordha goordhaw la soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here