Kooxo Hubeysan Oo Dilay Asad Gaab Iyo Qarax Lagu Weeraray ………

0

Kooxo hubeysan ayaa gudaha degmada Afgooye ku dilay Asad Maxamed Qaasim (Asad Gaab).

Dilka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Daarta Mac macaanka Xaafada Dhagaxtuur ee degmada Afgooye.

Lama oga sababa loo dilay ninkaasi, oo markii dambe ciidamada Amaanka meydkiisa goobta ka qaadeen.

Maamulka degmada Afgooye oo Simba xiriiro la sameysay ayaa iska indha tiray, sababta loo dilay ninkan iyo dilaal is xig xigay oo ka dhacay Degmada.

Dhanka kale Qarax Loo adeegsasay Bam-gacmeed ayaa lagu weeraray Xaafad ku taal degmada, halkaasi oo ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo goobta joogay.

Wali majirto qaraxa iyo Toogashada cid sheegatay mas’uuliyadiisa.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here