Xuseen Maxamed Xuseen oo caawa La Dilay

0

Kooxo hubeysan ayaa Macalin Xuseen Maxamed Xuseen Caawa ku dilay Xaafadda Coca Cola ee Degmada Yaaqshiid.

Iskuulka Al Kifaaf ee Xaafadda Coca Cola Degmada Yaaqshiid ku yaal ayuu Macalin ka ahaa, lama oga sababta loo dilay, balse wararka qaar ayaa sheegaya inuu katirsanaa Kooxda Daacish ee Soomaaliya.

Maamulka degmad Yaaqshid oo xiriiro Simba ay la sameysay ayaa ka gaabsaday iney ka hadlaan dilkan.

Wali majirto cid sheegatay masuuliyada dilkan

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here