Qoysas Ajaaib Ah Oo Ku Qul Qulaya Degmada Caabudwaaq+ Dhageyso

0

Maamulka degmada Caabudwaaq ee gobalka galgaduud ayaa faah faahin ka bixiyay qoysas danyar itoopiyaan ah oo kusoo qul qulaya deegaano iyo degmooyin katirsan gobalka Galgaduud.

Gudoomiye ku xigeenka Caabudwaaq Muuse Axmed Maxamed ‘Muuse (Inji) oo la hadlay Idaacada Simba ee Muqdisho ayaa ka hadlay qoysas fara badan oo Oromo Itoopiyaan ah, kuwaa oo cabsi darteed kaga soo cararay gudaha Itoopiya oo ay ku dagaalamayaan Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada.

Mudane Muuse Axmed Maxamed ‘Muuse “Inji” gudoomiye ku xigeenka Caabudwaaq oo ayaa sido kale u balan qaaday qoysaskaasi iney maamulka degmada ka hilidoonaan amaan iyo garab istaag.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here