Farmaajo Oo ka Duulay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho Iyo Halka Uu Kusii Jeedo

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saaka u ambabaxay dalka Itoobiya.

Safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa la xiriira shir saddex geesood ah oo ay yeelanayaan madaxda dowladdaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya.

Heshiiskii Shirkii is-dhex galka dhaqaalaha ee ay Waddamada Gobolka ku yeesheen Magaalada Asmara ee Dalka Eretrea bilo ka hor ayaa waxyaabihii logu go’aamiyay kamid ahaa kulankan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here