DEG DEG: Laba Qarax Oo Goordhaw Ka Dhacday Magaalada Muqdisho

0

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya laba qarax oo goordhaw ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho.

Labada qarax ayaa la sheegayaa in ay ka dhaceen inta u dhaxeysa Xarunta danbi Baarista CID Iyo Hotel Saxafi, sido kale ilaa hada lama ogo halka sida rasmiga ah loogu weeraray.

Xaalada goobta qaraxyada ka dhaceen ayaa iminka ah mid mashquul ah.

Waxii Kusoo Kordho Goordhaw La Soco

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here