Akhriso: Qodobo Laga Soo Saaray Shir-Weyne Ka Dhan Ah Dowladda Federaalka

0

Golaha iskaashiga maamul gobaleedyada dalka oo afar maalin shir uga socday gudaha magaalada Garoowe ee Puntland ayaa soo saaray War Murtiyeed ka kooban  15 qodob.

Shirka Golaha Iskaashiga uga socday magaalada Garoowe ayaa ahaa midkoodii 4aad waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe) Madaxweynaha Puntland Mudane Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo martigaliyey shirka, Madaxweynaha Galmudug  Axmed Ducaalle Geelle xaaf. Iyo Madaxweynaha Koofur Galbeed sharif Xassan Sh Adan.

Akhriso War-Murtiyeedka Golaha Iskaashiga Oo Ka Kooban 15 Qodob

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here