DEG DEG: Banaanbax Ka Dhan Ah Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ka Socdo Magaalada Muqdisho +Sawirro

0

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya banaan bax hada ka socda Xaafada Siliga Ee Degmada Wadajir.

Goobjooge ayaa Simba u sheegay banaan baxa iney dhigayaan dadka deegaanka oo Ku dhawaaqaya Ereyo ka dhan ah Maamulka gobolka Banaadir waxayna xireen Gabi ahaan Isu Socodka Wadada jid Cakaaro Ee Xaafada Siliga, kuwaa oo dab qabad siiyay taayaro fara badan oo wadada dhax yaala.

Isku soo baxaan ayaa yimid ka dib Markii maamulka Gobolka Banaadir ay BurBurin Ku sameeyeen Dhismayaal sharci daro ay ku sheegeen oo ku yaalaya xaafada siliga ee Magaalada Muqdisho.

Waxii Kusoo Kordha Kala Soco Facebook/ Radio Simba

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here