Warar kala duwan ayaa laga helayaa Qaraxyo goordhaw ka dhacay Gudaha Magaalada Baydhabo.
Ilaa laba Qarax ayaa laga maqlay Baydhabo, waxaana jiro Khasaaare Dhimasha Iyo dhaawac ah.
Inta la xaqiiyay Dhimasha ayaa mareysa ilaa 6 Ruux, inkastoo laga yaabo khasaaraha inuu intaan kasii fara bato, maadama qaraxyada ay xoog badnaayeen.
Waxii kusoo kordha la Soco
Daawo Sawiradda











